Home Ciyaaraha Ole Gunner Maxuu Ka Yiri In United U Dhaw Dahay Saxiixa Varane...

Ole Gunner Maxuu Ka Yiri In United U Dhaw Dahay Saxiixa Varane ? – banaadirsom

Tababaraha United ee Ole Gunner ayaa diiday in uu ka hadlo wararka sheegaya in kooxdiisa ay dhaw yihiin saxiixa daafaca Real ee Varane

Wax qarsoon ma aha in United aad u doonayaan Varane kaasi oo diidan in hishiis cusub u saxiixo banaadirsom sababa la xaiira dhanka mushaarka ah

Mar al weydiiyay xaaladda Varane waxa uu Ole Gunner ku jawaabay ” diyaar uma ihi in aan ka hadlo ciyaartooyda kooxaha kale ”

Waxaa xusid mudan in hishiiska Varane ee Real uu dhacayo xagaag adambe , waxaana haatan kooxaha doonaya ku soo biirtay Chelsea oo iyana xiiseyneysaa 28 sano jirkaas

Arintaan ayaa imaaneysa xilli horay u soo baxeen warar sheegaya in United la meel dhigeen laacibkaas  in ay ka saxiixanayaan hishiis gaaraya 5 sano iyo mushaar sanadkii dha 10 milyan ah kaasi oo aad uga sareeya midkiisa haatan ee Real .

Source link