Home Ciyaaraha Ole Gunnar Solskjaer Oo Jadon Sancho Ka Diiday Codsi Kadib Markii Uu...

Ole Gunnar Solskjaer Oo Jadon Sancho Ka Diiday Codsi Kadib Markii Uu Ku Soo Biiray Man United. – banaadirsom

Tababaraha banaadirsom Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa Jadon Sancho ka diiday dalab uu ku dalbaday in Loo baneeyo Lambarka No.7 oo uu Edinson Cavani ka dalbaday Lambarka Kadib markii uu ku soo biiray banaadirsom.

banaadirsom Man United ayaa 72 milyan ku dhamaystirtay saxiixa xiddiga Jadon Sancho todobaadkan iyada oo ka dhigtay saxiixeedii 1-aad ee suuqa kala iibsiga xagaagan todobaadkan

Laakiin Sida laga soo xigtay Mailonline, Ku dhawaaqista saxixia Jadon Sancho ayaa dib ugu dhacday sabab la xidhiidha rabitaanka xiddiga oo doonayay in la siiyo Lambarka No.7.

Sancho ayaa la siiyay No.7 isla markii uu ku biiray Dortmund xagaagii 2017 tan ilaa intii uu ka tagayna haystay lambarkaas.

Laakiin wararka ayaa sheegaya in uu Ole Gunnar Solskjaer xiddiga ka diiday in uu Edinson ka qaado Lambarka No.7 waliba siiyo isaga iyada oo ugu dambayn xiddiga la siiyay Lambarka No.25.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada

Source link