Home Ciyaaraha Ole Gunnar Solskjaer Oo Amaanay Saxiixiisa Cusub Ee Raphael Varane. – banaadirsom

Ole Gunnar Solskjaer Oo Amaanay Saxiixiisa Cusub Ee Raphael Varane. – banaadirsom

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku tilmaamay Raphael Varane inuu yahay guuleyste is cadeeyay iyada oo Red Devils Real Madrid kala heshiisay saxiixa daafaca dhexe.

28 jirkaan ayaa la filayaa inuu tijaabada caafimaadka u maro banaadirsom Man United todobaadka dambe ka hor inta uuna kulankiisa ugu horeeya u ciyaarin banaadirsom kulanka Everton ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Isagoo hadlayay ka dib ciyaartii Arbacadii ay barbaraha 2-2 la galeen Brentford, Solskjaer ayaa sheegay inuusan sugi karin inuu ku soo dhoweeyo xiddiga reer France garoonka Old Trafford.

“Tijaabada caafimaadka Varane waxa aan rajaynayaa in ay dhamaato sida ugu dhakhsaha badan, waan ku faraxsanahay in aan helno saxiixiisa”.

“Varane waa guulayste is cadeeyay waana xiddig aan muddo sanado ah daba soconay”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Uu Jacaylkaagu Waligiis Jiro Oo Aad Is Jeclaataan Inta Aad Adduunka Joogtaan, 8-dan Sir Ayaa Ku Caawin karta.

Source link