Home Ciyaaraha Nuno Tavares Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo U Ciyaara Arsenal Oo Uu...

Nuno Tavares Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo U Ciyaara Arsenal Oo Uu Aad Ula Dhacsanyahay. – banaadirsom

Saxiixa cusub ee Nuno Tavares ayaa u magacaabay Emile Smith Rowe iyo Bukayo Saka in ay yihiin labada xiddig ee uu aad ula dhacsanyahay ee u ciyaara banaadirsom Arsenal kadib markii uu ku soo biiray banaadirsom Arsenal.

Gunners ayaa maanta si Rasmi ah ugu dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca Bidix ka ciyaara ee reer Portugal kaas oo qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah.

Tavares ayaa banaadirsom Benfica u saftay 25 kulan waxana uu noqday saxiixii ugu horeeyay ee Arsenal isaga oo lacag 8 milyan ah ugu soo biiray banaadirsom.

Markii la waydiiyay in uu magacaabo laba xiddig oo haatan u ciyaara Arsenal oo uu la dhacsanyahay Tavares ayaa yidhi”waxa aan la dhacsanahay Emile Smith Rowe sababta oo ah isku jiil ayaan nahay”.

“Waxa aan isaga hor nid kulan da’yarka ah waana xiddig fiican sidoo kale waxa aan la dhacsanahay Saka sababta oo ah waa xiddig fiican sidoo kae”ayuu sii raaciyay.

Source link