Home Ciyaaraha Neymar Oo Qaaday Talaabo Uu Messi Ugu Qancinayo In Uu Ku Biiro...

Neymar Oo Qaaday Talaabo Uu Messi Ugu Qancinayo In Uu Ku Biiro PSG . – Banaadirsom

Warar  kala duwan ayaa ka soo baxaya xaaladda Messi ka dib markii uu ka tagay kooxdaas uu ku soo bar baaray ee Barca

Messi iyo Barca ayaa isla meel dhigi waayay hishiis cusub taasi oo keentay in ay  kala tagaan waxaana lacibkaas lala xariirinayaa dhowr koox

Chelsea , Man City iyo PSG inkastoo maanta macalinka Man City ee Pep uu sheegay in aysan ku fikireyn in laacibkaas la soo wareegaan

Inta badan ilo wareedyada waxa ay u badinayaan in laacibkaas u dhaw yahay Banaadirsom PSG oo la xaqiijiyay in ay toos ula hadlayeen xalay ka dib markii warka bixitaanka uu soo baxay

Haatan , idaacada RMC ee France ayaa sheegeysa in Neymar uu qaaday talaabo uu Messi ugu qancinayo in uu kula midoobo PSG

Warka waxa uu intaas ku darayaa in Neymar uu ku war giliyay Messi in uu ku wareejinayo funaanada lambarka 10-aad ee uu haaaan u xeran yahay PSG

 

Source link