Home Ciyaaraha Mulkiilaha Chelsea Ee Abramovich Oo Qaadaya Talaabo Uu Messi Kula Soo Hishiinayo...

Mulkiilaha Chelsea Ee Abramovich Oo Qaadaya Talaabo Uu Messi Kula Soo Hishiinayo – Banaadirsom

Mulkiilaha Chelsea ayaa isha ku haya in  kulan deg deg ah la yeesho wakiilka Messi si  ay uga xaajoodaan fursadaha lagula hishiin karo laacibka

Messi oo shalay ka tagay Barca ayaa waxaa la xariirinayaa Man City , PSG ,Chelsea ama in uu aadi doono horyaalka Mareyanka

Wargeyska AS ayaa soo xiganaya in mulkiilaha Chelsea qorsheynayo in uu la fariisto wakiilka Messi oo ah aabihiisa xilli wararka qaar sheegeen in ay la xariireen saaka

Arintaan ayaa imaaneysa xilli macalinka City ee Pep uu sheegay in kooxdiisa aysan ka fikireyn in ay la soo hishiiyaan Messi gaar ahaan markii ay la wareegeen Grealish oo ay uga baxday 100 milyan oo gini

 

Source link