Home Ciyaaraha Mudada Uu Andy Robertson Garoomada Ka Maqnaan Karo Oo La Sii Ogaaday....

Mudada Uu Andy Robertson Garoomada Ka Maqnaan Karo Oo La Sii Ogaaday. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa durba dhirbaaxo dhaawac la kulantay ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League.

Xiddiga Andy Robertson ayaa ku dhaawacmay qaybtii hore ee kulankii ay Liverpool bar-baraha la kulantay Banaadirsom Athletic Bilbao kulan ka tirsana kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee labada kooxood.

Xiddiga reer Scotland ee Andy Robertson Ayaa u muuqda mid ka dhaawacmay kuraanta Xilli uu isku dayay in uu difaacdo kubad uu laadayay xiddig u ciyaara Banaadirsom Athletic Bilbao.

Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheegaya in uu dhaawacu xiddigu yahay mid kuraanta ah kaas oo la filayo in uu muddo garoomada ka maqnaado xilli ciyaareedka cusub.

Nooca dhaawaca kuraanta soo gaadha ayaa u kala baxa 3 nooc kuwaas oo garooamda looga maqnaan karo hadaba halkan hoose Kaga bogo noocyada dhaawacyada kuraanta iyo mudada garoomada looga maqnaan karo.

  • Heerka 1: 2-4  todobaad
  • Heerka 2: 6-8  todobaad
  • Heerka 3: 12+ todobaad

Sii Akhriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link