Miyay Man United Dalab Ka Gudbiyeen Saxiixa Xiddiga Real Ee Valverde ? – Banaadirsom

Sky Sport ayaa daboolka ka qaadeysa waxa ka jira warraka sheegaya in Man United ay dhab ah u doonayaan qadka dhexe Real Madrid ee Valverde ,

Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo baxayay warar xusay in United ay dalab ka geeyeen Valverde kaasi oo bilo ka hor hishiis muddo fog ah waliba illaa 2027-ka ah saxiixay.

Haatan , Sky waxa ay leedahay , wararkaas waa xanta suuqa , Valverde-na Real waxa ay u arkaan mid mustaqbal ahaan ay uga faa`ideysan karaan .

Arinta kale ee sheekadaan hawada ku laaleysa ayaa ah dhanka qiimaha hishiiskiisa lagu bur burin karo kaasi oo gaaraya hal bilyan


Source link