Home Ciyaaraha Mikel Arteta Oo Kashifay Wakhtiga Uu Nuno Tavares banaadirsom U Ciyaari Doono...

Mikel Arteta Oo Kashifay Wakhtiga Uu Nuno Tavares banaadirsom U Ciyaari Doono Kulankiisii Ugu Horeeyay – banaadirsom

Tababaraha banaadirsom Arsenal ee Mikel Arteta ayaa sheegay wakhtiga uu saxiixiisa cusub ee Nuno Tavraes ciyaari doono kulankiisii ugu horeeyay ee banaadirsom Arsenal.

Tavares ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee ay Arsenal samaysay banaadirsom Arsenal suuqa xagaagan kadib markii uu kaga soo biiray banaadirsom Benfica kuna duugay qalinka heshiis wakhti fog ah.

Xiddiga ayaa la filayay in uu ka qayb qaato kulankii xalay ee ay Arsenal guuldarada ku bilaabatay kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka laakiin xiddiga ayaan xitaa kaydka ku jirin.

Kadib ciyaarta ayuu Mikel Arteta ka hadlay xiddigiisa cusub isaga oo sheega wakhtiga uu safan karo kulaniisii ugu horeeyay ee banaadirsom Arsenal tan ilaa markii uu ku soo biiray banaadirsom.

“Waan ku faraxsanahay saxiixa Tavares”ayuu Arteta u sheegay Sky Sport kadib markii wax laga waydiiyay saxiixa xiddiga.

“Nasiib xumo muu ciyaari karin kulankii Hibernian laakiin waxa laga yaabaa in uu ciyaaro kulanka Sabtida”ayuu sii raaciyay.

banaadirsom Arsenal ayaa sabtida la ciyaari doonta banaadirsom Rangers kulankoodii 2-aad ee saaxiibtinimooyinka ay isugu diyaarinayaan xilli ciyaareedka cusub.

Source link