Home Ciyaaraha Mikel Arteta Oo Go’aa Ka Gaadhay Hector Bellerin Kadib Shakigii Soo Fuulay...

Mikel Arteta Oo Go’aa Ka Gaadhay Hector Bellerin Kadib Shakigii Soo Fuulay Mustaqbalkiisa Arsenal. – banaadirsom

Tababaraha banaadirsom Arsenal ee Mikel Arteta ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalka xiddiga Hector Bellerin kadib shakigii soo food saaray mustaqbalkiisa wakhtigii ugu dambeeyay.

Hictor Bellerin ayaa lala xidhiidhinayaa in uu isgaa tagayo banaadirsom Arsenal inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Wararka ayaa sheegaya in ay banaadirsom Inter Milan aad u doonayso saxiixa xiddiga reer Spain inta lagu jiro suuqa xagaagan si ay ugu xoojiyaan banaadirsom xilli ciyaareedka dambe.

Wargayska Football Lonodn ayaa sheeaya in uu Mikel Arteta Gabi ahaan qorshihiisa ka saaray xiddiga Hector Bellerin isaga oo diyaarinaya qorshaha xilli ciyaareedka dambe la’aanta xiddiga Hector Bellerin.

Isla wargayska ayaa sheegaya in uu Mikkel Arteta xilli ciyaareedka dambe dookhiisa 1-aad ee daafaca Midig ka ciyaarsiin doono xiddiga Cédric Soares kaas oo banaadirsom si fiican ugu ciyaaray xilli ciyaareedkii hore.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada

Source link