Home Ciyaaraha Mikel Arteta Oo Amaanay Xiddiga Nuno Tavares – banaadirsom

Mikel Arteta Oo Amaanay Xiddiga Nuno Tavares – banaadirsom

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Nuno Tavarez uu dhaliyay goolkiisii ​​ugu horeeyay ee banaadirsom ciyaar saaxiibtinimo ay kooxdiisu bar-baro 2/2 ah la gashay banaadirsom Rangers.

21 jirkaan reer Portugal ee garabka bidix ka ciyaara, kaasoo ku soo biiray Arsenal Todobaadkii hore, ayaa barbareeyay daqiiqadii 23-aad isaga oo furtay Akoonkiisa goolasha.

Tababare Mikel Arteta oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Ka Qayb galkiisii ugu horeeyay waxa uu ahaa mid weyn waxa uu gool ku dhaliyay lugtiisa Midig.

“Waxa uu nala jogay muddo yar laakiin waxa aad arki kartaa awoodiisa jidh ahaaneed iyo waliba tayadiisa uu leeyahay”.

Xiddiga Nuno Tavarez ayaa noqday saxiixa ay banaadirsom Arsenal ilaa haatan ku dhawaaqday waxana la filayaa in uu booska kula tartamo xiddiga Kieran Tierney Kaas oo ka ciyaara daafaca Bidix ee Arsenal.

Source link