Home Wararka Maanta Midowga Musharixiinta oo digniin ka soo saaray 5 caqabadood oo heysta doorashada

Midowga Musharixiinta oo digniin ka soo saaray 5 caqabadood oo heysta doorashada

Midowga Musharixiinta ayaa walaac xoog leh ka muujiyay in doorasho xor iyo xalaal ah oo ku qabsoonto waqtigii loo asteeyey ay ka dhacdo dalka.

Arrintan ayey sabab uga dhigeen qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihin inaan weli la xalin khilaafaadkii taagnaa iyo ifafaaloyinka muuqda ee khuseeya arrimihii ugu waa weynaa ee ahaa caqabadaha horyaala doorashooyinka Dalka.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeeedka oo dhameystiran

Source link