Home Ciyaaraha Memphis Depay Oo Ka Hadlay Ka Garab Ciyaaristiisa Messi & Aguero. –...

Memphis Depay Oo Ka Hadlay Ka Garab Ciyaaristiisa Messi & Aguero. – banaadirsom

Xiddiga cusub ee banaadirsom Barcelona Memphis Depay Ayaa sheegay in ay isaga Lionel Messi iyo Sergio Aguro noqon karaan xiddigo fure u ah Barcelona xilli ciyaareedka dambe.

Memphis Depay ayaa qaab xor ah ugu biiray banaadirsom Barcelona kadib markii uu dhamaaday heshiiskii uu kula jiray banaadirsom Lyon isaga oo la filayo in uu door muhiim ah ka ciyaaro weerarka Liverpool.

Aguero ayaa dhankiisa qaab xor ah ugu soo biiray Barcelona iyada oo sidoo kale haatan la filayo in uu Lionel Messi sii joogo banaadirsom Barcelona heshiis cusubna u saxiixo.

“Waxa ay noqon doontaa cajiib in aan ka garab ciyaaro Messi, waxan rajaynayaa in ay suurtagal noqoto, waxa uu leeyahay tayo badan”ayuu u sheegay Sport.

“Waxa jirta xiddigo badan oo tayo leh oo jooga banaadirsom wayna fiicantahay in aan Lionel Messi koob kula guulaysto”.

“Waxa aan haysanaa xiddigo badan oo weerar ah laakiin fikir ahaantayda waxa aan leenahay awoodo kala duwan aniga, Messi iyo Aguero”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: Sifooyinka Gabadha Quruxda Badan Ee Ay Raggu Ka Baxsadaan, Hadii Gabadhu Leedahay Sifooyinkan Ma Jiro Nin U Istaagaya

Source link