Home Ciyaaraha Memphis Depay Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Kadib Goolkii Ugu Horeeyay Ee Uu...

Memphis Depay Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Kadib Goolkii Ugu Horeeyay Ee Uu U Dhaliyay Barcelona – banaadirsom

Memphis Depay ayaa ciyaaray daqiiqadihii ugu horeeyay ee banaadirsom Barcelona sabtidii isaga oo dhaliyay gool kulankii ay Barcelona guusha 3/1 ah ka gaadhay Girona.

Xiddiga reer Holland ayaa ciyaarta kadib ka hadlay daqiiqadihii uu ciyaaray isaga oo xiddigaha ay isku banaadirsom yihiin uga mahad celiyay sida ay u caawiyeen.

“Waxa aan dareemayaa cajiib in aan ku ciyaaro maaliyadan”ayuu yidhi.

“Waxa ay ahayd daqiiqado adag laakiin waan ku raaxaystay xiddigaha aan isku banaadirsom nahayna way i caawiyeen”.

“aad ayaan ugu raaxaystay”ayuu sii raaciyay.

Source link