Memphis Depay Oo Iska Diiday Koox Premier League Ah. – Banaadirsom

Weeraryahanka Barcelona Memphis Depay ayaa lagu soo waramayaa inuu uu iska diiday ku biirista kooxda Newcastle United sida ay sheegayaan wararku.

Inkasta oo uu xagaagii ku biiray kooxda Barcelona hadana mustaqbalka xiddiga 27 jirka ah ee Barcelona ayuu shaki ku jira.

Sida laga soo xigtay El Nacional, Memphis ayaan ku kalsoonayn tababaraha kooxda dhawaan loo magacaabay ee Xavi taas oo keentay wararka sheegaya in uu isaga tagi karo kooxda.

Si kasta ha ahaatee Wararka ayaa sheegaya in uu xiddiga reer Holland iska diiday dalab aad u sareeya oo uu ka helay kooxda Newcastle United.

Xiddiga 27 jirka ah ayaan doonayn in uu ku biiro kooxda Newcastle United maadama uuna ku qanacsanayn mashruuca ay dhisayaan


Source link