Ilhan Omar oo ah gabar Soomaali ah oo katirsan aqalka sare ee dalka mareekanka ayaa maalmahan siweyn hadal heynteeda oga dhex taagneyd Soomaalida iyo dadyowga kale ee muslimiinta ah.
Ilhaan Omar ayaa sawiro siweyn oga carowdeyn muslimiinta soo dhigta barteeda kuleedahay twitter xili ay wadatay Eey cad ee soo iibsatay.
Ilhaan ayaa dhowr jeer oo hore soo dhigtay Eey cad kasoo ku amaaneyso Eegeyda waxaana siweyn arintaas oga carowday Soomaali badan iyo dad farabadan oo muslim ah waxaana ku weerarayn qeybta commentiga.
Isbadala is xig xiga ee ku dhaqaaqeyso Ilhan Omar ayaa siweyn oga yaabiyay Soomaalida ku nool mareekanka kuwaasi oo si weyn u taageersanaa Ilhan Omar ayagoo u muujinaaye taageero xoogan.
60258398c2e8e