Home Ciyaaraha Maxaa Laga Yiri Xiisaha Arsenal Ee Martinez Xilli La Ligaha Laga Doonayo...

Maxaa Laga Yiri Xiisaha Arsenal Ee Martinez Xilli La Ligaha Laga Doonayo – Banaadirsom

Weeraryahanka Inter Milan ee Martinez ayaa lagu waramay in wax xiiso ah uusan u qabin in xagaagaan uu ku biiro Banaadirsom Arsenal

Laacibkaas 23 sano jirka ah ayaa xagaagii hore aad loola xariiriyay Barcelona  balse ugu dambeyn wuu iska joogay illaa xilli ciyaareedkii soo dhamaaday Inter uu la qaaday horyaalka Italy  xilli uu dhaliyay 17 gool .

Xilli mustaqbalka Lacazette iyo Nketiah mugdi ku jiro  ayaa waxaa soo baxaya in Arsenal ka fikirayaan dalab ay ka geeyaan wiilkaan u dhashay Argentina

Sportmediaeast ayaa sheegeyesa in Martinez uusan guud ahaan dooneyn horyaalka Ingiriiska balse taasi badalkeeda uu isha ku hayo La Ligaha hadiiba uu ka tagayo Inter Milan

Hishiiska Martinez ee Inter ayaa dhacaya xagaaga 2023-ka  waxaana  La Ligaha ka doonaya kooxaha Barca , Real iyo Atletico

Source link