Home Ciyaaraha Martin Odegaard Mise James Maddison? Arsenal Oo Go’aansatay Xiddiga Ay Diirada Saari...

Martin Odegaard Mise James Maddison? Arsenal Oo Go’aansatay Xiddiga Ay Diirada Saari Doonto Saxiixiisa. – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay diirada saari doonto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Banaadirsom Real Madrid ee Martin Odegaard iyaga oo ka hadhaya xiisaha ay u qabaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee James Maddison sida ay sheegayaan wararku.

Gunners ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay xiddiga Banaadirsom Leicester City ee James Maddison xilli ay doonayaan xiddig khadka dhexe ku fician.

Laakiin Arsenal ayaa haatan diirada saari doonta saxiixa xiddiga Martin Odegaard kaas oo ay Real Madrid diyaar u tahay in ay iska iibiso xiddiga reer Norway inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Arsenal ayaa xilli ciyaareedkii hore amaah ku heshay saxiixa xiddiga isaga oo ku soo biiray suuqii January waliba qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay intii uu jooagy Banaadirsom.

Wargayska The Sun ayaa haatan sheegaya in ay Arsenal awoodeeda isugu gayn doonto saxiixa xiddiga Martin Odegaard Iyada oo uu Mikel Arteta doorbidayo in uu helo xiddiga Real Madrid xagaagan.

Sii Akhriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link