Home Ciyaaraha Marna Kama Fikirin In Aan Ku Biiro Arsenal. – Banaadirsom

Marna Kama Fikirin In Aan Ku Biiro Arsenal. – Banaadirsom

Saxiixa cusub ee Banaadirsom Juventus ee Manuel Locatelli ayaa sheegay in uuna marna ka fikirin ku biirista Banaadirsom Arsenal intii lala xidhiidhinayay Banaadirsom Arsenal.

Xiddiga oo ay Juventus ku guulaystay saxiixiisa ayaa si weyn loola xidhiidhinayay Arsenal iyada oo xitaa Banaadirsom Sassoulo xaqiijisay in ay Arsenal dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe.

Laakiin xiddiga Manuel Locatelli ayaa sheegay in uuna marna ka fikirin Arsenal laakiin uu doonayay in uu kaliya ku biiro Banaadirsom Juventus.

“Mar walba waxa aan ku riyoonayay in aan ku biiro Banaadirsom Juventus, tan ilaa markii aan yaraa waxa aan taageeri jiray Juventus”ayuu Manuel Locatelli yidhi.

“Juventus ayaa mar walba ahayd dookhayga ugu horeeya marna kama fikirin in aan ku biiro Banaadirsom Arsenal ama koox kale”ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Imis Jeer Ayay Lamaanaha Dhawaan Is Guursaday Ku Kulmi Karaan Sariirta?

Source link