Home Ciyaaraha Man United Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Raphael Varane. – banaadirsom

Man United Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Raphael Varane. – banaadirsom

banaadirsom Man United ayaa ugu dambayn si Rasmi ah u xaqiijisay in ay banaadirsom Real madrid kala heshiisay saxiixa daafaca dhexe ee Raphael Varane.

Man United ayaa sheegtay in dhamaystirka saxiixa ka dhamintahay tijaabada caafimaadka oo uu maro xiddiga Raphael Varane iyo waliba in la dhamaystiro xog yar oo ka dhiman saxiixa xiddiga.

Raphael Varane Ayaa noqday saxiixii weynaa ee 2-aad ee ay kooxdu samayso suuqa xagaagan kadib markii ay horay ula soo wareegtay xiddiga Jadon Sancho kaas oo ay ka dhigtay saxiixeeda ugu qaalisan suuqa xagaagan.

Xiddiga Raphael Varane ayaa ogolaaday in uu banaadirsom Man United u saxiixo heshiis wakhti fog ah sidaasna ku noqdo saxiixa 2-aad ee ugu weyn ee ay banaadirsom Man United samayso suuqa xagaagan.

Man United ayaa la sheegayaa in ay Raphael Varane Ka bixisay lacag dhan 50 milyan oo euro iyo waliba 9 milyan oo Guno ah isaga oo ka mid noqon doona saxiixyada ugu qaalisan taariikhda banaadirsom.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 10-ka Tayo Ee Ay Dumarku Ku Jeclaadaan Ragga, Hadii Aad Leedahay Arimahan, Gabadhuhu Way Isku Kaa Dilayaan.

Source link