Home Ciyaaraha Man United Oo Si Rasmi Ah U Soo Bandhigtay Saxiixa Raphael Varane...

Man United Oo Si Rasmi Ah U Soo Bandhigtay Saxiixa Raphael Varane & Lambarka Uu U Xidhan Doono Banaadirsom Oo Ay Shaacisay – Banaadirsom

Manchester United ayaa ugu dambayn dhamaystirtay saxiixa Raphael Varane kaas oo ay kala soo wareegtay Banaadirsom Real madrid iyada oo ka soo bixisay laca dhan 34 milyan oo euro.

Red Devils ayaa Varane ka dhigtay saxiixeeda 2-aad ee suuqa xagaagan waxana ay si Rasmi ah ugu soo bandhigtay taageerayaasheeda ka hor kulanka ay la ciyaarayso Banaadirsom Leeds United.

Man United ayaa sidoo kale xaqiijisay in uu xiddiga reer France Banaadirsom Man United u xidhan doono No.19 xilli ciyaareedka cusub kadib markii uu si Rasmi ah ugu biiray.

Raphael Varane ayaa qalinka ku duugay heshiis uu Banaadirsom Man United kula joogi doono ilaa xagaaa 2025 kadib markii uu si Rasmi ah u noqday xiddig Man United ah.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Image

Source link