Home Ciyaaraha Man United Oo Maanta Bilaaban Doonta Kulamadooda Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub....

Man United Oo Maanta Bilaaban Doonta Kulamadooda Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub. – banaadirsom

banaadirsom Man United ayaa maanta bilaaban doonta kulamadooda isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo la ciyaari doona banaadirsom Derby County kulan ka dhici doona garoonka Pride Park Stadium.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa tababar siinayay xiddigihiisa muddo todobaad ah kadib markii ay tababarka ku soo laabteen 12 bishina haatan lagu jiro kadib fasax ay soo qaateen.

banaadirsom Man United ayaa haatan mari doonta tijaabadii ugu horaysay ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub Iyaga oo ka hor tagi doono banaadirsom uu hogaamiyo Halyeeygooda Wayen Rooney.

Kulanka ayaa soo gali doona 3:00 Galabimo wakhti Somaliya waxana ay labada kooxood si Rasmi ah u bilaaban doonaan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Sidii caadada ahayd Shabakada banaadirsom ayaa Natiijada ciyaarta idiin soo gudbin doonta isla daqiiqada ay ciyaartu dhamaato si aad ugu raaxaysataan

Source link