Home Ciyaaraha Man United Oo Liverpool Ka Afduubatay Xiddig Aad Loo Qiimeeyo – banaadirsom

Man United Oo Liverpool Ka Afduubatay Xiddig Aad Loo Qiimeeyo – banaadirsom

banaadirsom Man United ayaa ku dhawaaqday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee aadka loo qiimeeyo ee Ethan Ennis kaas oo ay kala soo wareegtay banaadirsom Liverpool.

Xiddiga 16 jirka ah oo aad loo qiimeeyo ayaa wacdaro dhigay tartanka FA Youth Cup xilli ciyaareedkii hore isaga oo u ciyaarayay banaadirsom Liverpoool.

Laakiin xiddiga ayaa iska diiday heshiis cusub isaga oo ku biiray banaadirsom Man United kuwaas oo saxiixiisa ku garaacday kooxo kale oo premier League.

Ethan Ennis ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee u kala wareega Liverpool iyo Man United muddo aad u dher waxana lagu sawiray garoonka Old Trafford.

Xiddiga ayaa lagu arkay sidoo kale isaga oo kor u haya maaliyada No.7 ee koxda Man United isaga oo u ciyaari doona banaadirsom da’doodu ka yartahay 23 jirada xilli ciyaareedka cusub.

Sii Akhriso: Sifooyinka Gabadha Quruxda Badan Ee Ay Raggu Ka Baxsadaan, Hadii Gabadhu Leedahay Sifooyinkan Ma Jiro Nin U Istaagaya

Source link