Home Ciyaaraha Man United Oo Ku Dhaw In Ay Heshiis La Gaadho Raphael Varane...

Man United Oo Ku Dhaw In Ay Heshiis La Gaadho Raphael Varane Laakiin Hal Dhib Ayaa Jirta. – banaadirsom

banaadirsom Manchester United ayaa ku dhow inay heshiis shaqsi ah la gaarto Raphael Varane laakiin Dhibaatada ayaa ah in ay kooxdu bixiso qiimaha ay Real Madrid ku qiimayso daafaca dhexe.

Varane ayuu hal sano uga dhimanyahay heshiiskiisa banaadirsom Real Madrid waxana uu haatan doonayaa in uu isaga tago banaadirsom Real Madrid.

Wargayska Manchester Evening News ayaa sheegaya in ayna Man United ka fogayn in ay xiddiga reer France kala gaadho heshiiska shaqsiga ah waxana uu doonayaa in uu dhawaan ku biiro banaadirsom.

Isla wargayska ayaa wadahalada ku tilmaamay kuwo aad u gaabinaya laakiin United ayaa ku kalsoon in uu Varane ku biiri doono banaadirsom xagaagan.

Wargayska ABC ayaa sheegaya in ay Man United iyo Real Madrid wali isku dhaafi laayihiin qiimaha lagu helayo xiddiga 28 jirka ah iyada oo Real Madrid doonayso in ay ku iibiso xiddiga 50 milyan oo euro halka ay Man United doonayso in ay bixiso kaliya 45 milyan oo euro.

Source link