Home Ciyaaraha Man United Oo Go’aan Ka Gaadhay Baacsigii Ay Ugu jirtay Kieran Trippier...

Man United Oo Go’aan Ka Gaadhay Baacsigii Ay Ugu jirtay Kieran Trippier & Arsenal Oo Ku Faraxday Go’aankaas – Banaadirsom

Banaadirsom Man United ayaa isaga baxday tartankii ay ugu jirta saxiixa xiddiga daafaca Midig uga ciyaara Banaadirsom Atletico Madrid ee Kieran Trippier sida ay sheegayaan wararku.

Iyada oo uu Ole Gunnar Solskjaer raadinayo xiddig uu daafaca Midig kula tartansiiyo xiddiga Aaron Ramsey, Trippier ayaa si weyn loola xidhiidhinayay Banaadirsom Man United.

Xiddigii hore ee Tottenham ayaa muhiim ka noqday Banaadirsom Atletico Madrid waxana la fahamsanyahay in ay Banaadirsom ku guulaystay La Liga xiddiga ku qiimayso lacag dhan 34 milyan oo euro.

Sida laga soo xigtay The Mirror, Man United ayaa haatan isaga baxday xiisihii ay u qabtay saxiixa xiddiga reer England sabab la xidhiidha in uu Solskjaer aaminsanyahay in uu Diogo Dalot ku tartami karo booskaas.

Warkan ayaa ah mid ka farxinaya Banaadirsom Arsenal kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga Trippier si ay ugu buuxiyaan booska xiddiga Hector Bellerin oo lala xidhiidhinayo in uu isaga tago Banaadirsom xagaagan.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6 Arin Oo Ay U Fiirsadaan Raggu Kulankiina Ugu Horeeya, Ku Dadaal Inta Awoodaada Ah Si Aanu Kaaga Boodin Ninku.

Source link