Home Ciyaaraha Man United Oo Doonaysa Laba Saxiix Oo Kale Kadib Saxiixa Rapael Varane....

Man United Oo Doonaysa Laba Saxiix Oo Kale Kadib Saxiixa Rapael Varane. – Banaadirsom

Banaadirsom Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay wali ku raad joogto saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara Banaadirsom Atletico Madrid ee Kieran Trippier iyo xiddiga khadka dhexe ee Banaadirsom Rennes Eduardo Camavinga.

Red Devils ayaa samaysay ilaa haatan suuqa xagaaga laba saxiix oo waaweyn iyada oo dhamaystirtay saxiixa xiddigaha Jadon Sancho iyo Raphael Varan iyaga oo suuqa galiyay lacag ka badan 100 milyan oo euro.

Si kasta ha ahaatee sida laga soo xigtay ESPN, Man United ayaa doonaysa in ay samayso saxiixyada xiddigaha Trippier iyo Camavinga ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaagu.

Trippier ayaa la sheegaya in uu ku kalsoonyahay in uu United ku biiri doono ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaagan iyada oo uu xiddigu doonayo in uu ku soo laabto England.

Dhanka kale Camavinga ayaa wali lala xidhiidhinayaa Banaadirsom Man United iyada oo xiddiga 18 jirka ah hal sano ka dhiman yahay heshiiska uu kula jiro kooxdiisa Rennes.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad U Xidhan Kartaa Qalbiga Gabadha Adiga Oo Aan Ku Odhan Kalamada “Waan Ku Jecelahay”. Waa Waddo Fudud.

Source link