Home Ciyaaraha Man United Oo Dhamaystirtay Saxiixa Raphael Varane. – banaadirsom

Man United Oo Dhamaystirtay Saxiixa Raphael Varane. – banaadirsom

Sida ay sheegayaan wararku Manchester United ayaa heshiis rasmi ah la gaadhay banaadirsom Real Madrid si ay u hesho saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Raphael Varane.

Varane ayaa si weyn loola xidhiidhinayay ku biirista banaadirsom Man United iyada oo uu xiddigu doonayo in uu isaga tago banaadirsom Real Madrid suuqa xagaagan.

Idaacada quattro ayaa sheegaysa in ay banaadirsom Man United dhamaystirtay saxiixa xiddiga Varane waliba heshiis hordhac ah la gaadhay banaadirsom Real Madrid si ay u dhamaytirto saxiixa xiddiga.

Isla idaacada ayaa sheegayasa in ay Man United iyo Real Madrid isku af garteen lacag dhan 50 milyan oo euro si uu xiddigu ugu biiro kooxd premier League ka ciyaarta.

Xiddiga 28 jirka ah ayaa soo afjaraya 10 sano oo uu joogay banaadirsom Real Madrid waliba kula guulaystay banaadirsom koobab badan oo ay ka mid yihiin champions League.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada

Source link