Home Ciyaaraha Man United Mise Liverpool? Banaadirsom Ugu Cad-Cad Saxiixa Saul Niguez Oo La...

Man United Mise Liverpool? Banaadirsom Ugu Cad-Cad Saxiixa Saul Niguez Oo La Ogaaday Xilli Uu Wakiilka Xiddigu U Soo Duulay England. – Banaadirsom

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gaari karto Saul Niguez todobaadka soo socda kadib markii uu wakiilka xiddigu u soo duulay England si uu u wadahalo ula qaato kooxaha premeir League.

Xiddiga 26 jirka ah ayaa loo sheegay in uu isaga tagay ooxda Atletico Madrid inta lagu jiro suuqa xagaagan waxana si weyn loola xidhiidhinayaa kooxaha Man United iyo Liverpool.

Barcelona ayaa mar u muuqatay in ay helayso saxiixa xiddiga laakiin Banaadirsom ayaa ka baxday xiisaha xiddiga reer Spain taas oo la macno ah in ay kooxaha premier League doonayaan saxiixa xiddiga.

Sida laga soo xigtay Mirror, Saul ayaa ku rajo weyn in uu todobaadkan u soo dhaqaaqo premier League iyada oo wakiilkiisu wadahalo la qaadan doono kooxaha doonaya.

Wararka ayaa sheegaya in ay Liverpool ku jirto tartanka saxiixa xiddiga laakiin Man United ayaa ah Banaadirsom ugu cad-cad saxiixa xiddiga oo lagu heli karo 40 milyan oo euro.

Sii Akhriso: Ninka Quruxda Badan Mise Ninka Aan Quruxda Lahayn? Midkee Ayaa Farxad Dareensiiya Gacalisadiisa.

Source link