Home Ciyaaraha Man City Oo Xaqiijisay Lambarka Uu Jack Grealish U Qaadan Doono Banaadirsom...

Man City Oo Xaqiijisay Lambarka Uu Jack Grealish U Qaadan Doono Banaadirsom – Banaadirsom

Banaadirsom Man City ayaa xaqiijisay in uu Xiddiga Jack Grealish Banaadirsom u xidhan doono No.10 xilli ciyaareedka cusub kadib markii uu lacag rikoodh ah ugu biiray Banaadirsom.

Xiddiga 25 jirka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis 6 sano ah maanta oo khamiis ah kulana joogi doono Banaadirsom ilaa xagaaga 2027.

Grealish ayaa dalbaday Lambarka No.10 oo uu sidoo kale u xidhan jiray kooxdiisii hore ee Aston Villa.

Xiddiga reer England ayaa Lambarka No.10 ka dhaxlaya Halyeeyga Banaadirsom Man City ee Sergio Aguero kaas oo ka tagay Banaadirsom kadib muddo 10 sano ah oo uu xidhnaa.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ay Gabadh Walba Ka Raadiso Ninka Ka Hor Guurka, Hadii Aad Sifooyinkan Leedahay Waad Helaysaa Gabadh Nolosha Kula Wadaagta.

Source link