Home Ciyaaraha Man City Oo War Fiican ka Heshay Baacsiga Ay Ugu Jirto Jack...

Man City Oo War Fiican ka Heshay Baacsiga Ay Ugu Jirto Jack Grealish, Maxaa Cusub. – Banaadirsom

Banaadirsom Aston Villa ayaa qarka u saaran in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Bayer Leverkusen ee Leon Bailey kaas oo ay u doonayaan badalka Jack Grealish.

Banaadirsom Man CIty ayaa aad u doonaysa saxiixa xiddiga Jack Grealish kaas oo uu Pep Guardiola doonayo in uu ku xoojiyo kooxdiisa xilli ciyaareedka dambe kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay xilli ciyaareedkii hore.

Man City ayaa wadahadalo horumar leh kula jirta Banaadirsom Aston Villa si ay uga helaan saxiixa xiddiga Jack Grealish si ay ugu xoojiyaan kooxdooda xilli ciyaareedka dambe.

Wargayska Football Insider ayaa sheegaya in ay ku dhawaanshaha Aston Villa ee xiddiga Leon Bailey war fiican u tahay Banaadirsom Man City kuwaas oo ku sii dhawaanaya saxiixa Xiddiga Jac Grealish.

Hadii ay Aston Villa maalmaha soo socda ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga Leon Bailey Banaadirsom Man City ayaa loo ogolaan doonaa in ay dhamaystirto saxixia xiddiga Jack Grealish.

Source link