Home Ciyaaraha Man City Oo Calaamadsatay Badalka Harry Kane Hadii Ay Waydo Saxiixiisa. –...

Man City Oo Calaamadsatay Badalka Harry Kane Hadii Ay Waydo Saxiixiisa. – banaadirsom

banaadirsom Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay xiddiga weerarka uga ciyaara Man City ee Robert Lewandowski u calaamadsatay bartilmaameed dhanka weerarka ah.

banaadirsom Premeir League ku guulaystay ayaa doonaysa saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Tottenham ee Harry Kane kaas oo warqada bixitaanka u gudbiyay maamulka kooxdiisa.

Si kasta ha ahaatee Tottenham ayaa la sheegayaa in ay dalbanayso lacag dhan 160 milyan oo euro taas oo ay Man City diiday in ay ka bixiso hal xiddig oo kaliya.

Sida laga soo xigtay Daily Mail, City ayaa dareenkeeda u weecin doonta Lewandowski hadii ay Tottenham ku adkaysato in ay hoos u dhigi waydo qiimaha ay ku iibinayso weeraryahankooda.

Weeraryahanka reer Poland ayaa u furan in uu tartan cusub ka qayb qaato kadib markii uu muddo 7 sano ah ku qaatay banaadirsom Bayern Munich waxana ay City u aragtaa xiddig buuxin kara booskii Aguero.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada

Source link