Home Ciyaaraha Man City Goorma Ay Ku Dhawaaqeysaa Hishiiska Jack Grealish? – Banaadirsom

Man City Goorma Ay Ku Dhawaaqeysaa Hishiiska Jack Grealish? – Banaadirsom

Man City ayaa lagu waramayaa in ay soo afjareen hishiiska ay ku doonayaan Jack Grealish-ka Aston Villa

Laacibkaas ayaa si wen loola xariirinayaa in kooxdiisa uu ka tagayo waxaana maalmahaan wada xaajaood wax ku ool ah kula jirtay Man City

Sky Sports ayaa soo xiganeysa in City dhab ahaan ah  ku guuleysteen saxiixa laacibkaas  waliba caawa ay labada koox kala saxiixinayaan hishiiska

Warku waxa uu intaas ku darayaa in City ku helayaan laacibka 100 milyan oo gini halka uu saxiixayo hishiis gaaaya illaa iyo xagaaga 2026-ka

Qamiista ayaa la xaqiijiyay in uu marayo tijaabada caafimaadka ka dibna City si rasmi ah ayay ugu dhawaaaqeysaa hishiiskiisa

 

 

Source link