Home Wararka Maanta Madaxweyne Deni oo Magacaabay guddi ka kooban Wasiiro & Saraakiil (Sawirro)

Madaxweyne Deni oo Magacaabay guddi ka kooban Wasiiro & Saraakiil (Sawirro)





Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga  qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August 2021.

Puntland ayaa sanad kasta marka soo gaaro 1-da Luulyo waxaa laga xusaa maalintii la aasaasay Maamulkaas.

Magacyada xubnaha Guddiga

  1. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Guddoomiye)
  2. Cabdisamed Maxamed Gallan Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta (Xubin)
  3. Aamino Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Haweenka (Xubin)
  4. Jaamac Faarax Muuse Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Xubin)
  5. Cabdisalaan Siciid Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta (Xubin)
  6. Cabdi Xasan Xuseen Taliyaha Ciidanka Booliska (Xubin)
  7. Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha Guud Madaxtooyada (Xubin)




Source link