Home Wararka Maanta Madaxdii hore ee dalka iyo Masuuliyiin kale oo waqti ku qaatay Xeebta...

Madaxdii hore ee dalka iyo Masuuliyiin kale oo waqti ku qaatay Xeebta Cadale (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynayaashii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta socod ku lug ah ku maray bartama magaalada  Cadale iyagoo Madaxda waqti nasiino ah ku qaatay xeebta cadale.

Madaxweynayaashii hore ee Dalka ayaa ku amaanay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle sida ay uga go’an tahay in bulshada degmadaan laga saacido adeegyada muhiimka ah oo ay u baahan yihiin.

Degmada qadiimiga ah ee Cadale oo ah degmo xeebeed dadkeedu ilbax ah ayaa dhowaan laga dhagax dhigi doonaa mashaariic muhiim u ah bulshada degmada cadale.

Source link