Home Ciyaaraha “Ma Ahan Sida Ay Dadku U Malaynayaan:- Cesc Fabregas Oo Digniin U...

“Ma Ahan Sida Ay Dadku U Malaynayaan:- Cesc Fabregas Oo Digniin U Diray Lionel Messi Kadib Markii Uu Ku Biiray PSG. – Banaadirsom

Lionel Messi ayaa haatan ah xiddiga ugu fiican Horyalka Ligue 1 kadib markii uu ku biiray Banaadirsom PSG Laakiin Cesc Fabregas ayaa xiddiga reer Argentine ayaa u sheegay in uuna horyaalku ahayn mid fudud.

Xiddigii hore ee Arsenal iyo chelsea oo 34 sano jir ah ayaa haatan u ciyaara Banaadirsom Monaco waxana uu ku dhawaaday in uu xilli ciyaareedkii hore ka caawiyo in ay Monaco ka sarayso Banaadirsom PSG.

Fabregas ayaa Lionel Messi kala soo baxay Akademiyada Barcelona waxana uu saaxiibkiisii hore uga digay in uu Horyaalka Ligue 1 ka adagyahay sida uu u muuqdo.

“Sida iska cad marka ayna PSG ku guulaysan horyaalka waxa ay cid walba u aragtaa in ay masiibo dhacday sababta oo ah lacag badan ayay suuqa galiyaan, cid walba waxa ay u aragtaa in uuna horyaalku ahayn mid adag, laakiin 5-tii sano ee ugu dambeeyay Monaco iyo Lille ayaa jabiyay kaalmaha hore”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Xada Qalbiga Gabadha & Qoyskeeda Aragtida Ugu Horaysa

Source link