Home Ciyaaraha Liverpool Rajo Miyay Ka Leedahay In Xagaagaan La So Wareegaan Saul Niguez ?...

Liverpool Rajo Miyay Ka Leedahay In Xagaagaan La So Wareegaan Saul Niguez ? – banaadirsom

Liverpool ayaa lagu waramayaa in ay ku horeeyaan baacsiga loogu jiro saxiixa qadka dhexe banaadirsom Atletico Madrid ee Saul Niguez

Laacibkaas reer Spain ayaa hishiiskiisa waxa uu dhacayaa 2026-ka balse balse waxa uu waayay boos joogto ah xilli ciyaareedkii hore ah taasi oo keentay in uu dalbado in la fasaxo

United iyo Chelsea ayaa qeyb ka ah dagaalka xilli laacibkaan laga reebay qarankii Spain ee ka qeyb galayay koobka qaramada Yurub

Wargeyska Diario ayaa sheegaya , in haatan Liverpool hogaamineyso baacsiga laacibkaas waxa ayna la furtay Atletico wadahadallo wax ku ool ah taasi oo ka dambeeysay ka dib markii banaadirsom reer Spain hoos u dhigeen qiimihii horay ay ugu doonayeen Saul

Warka waxa uu intaas ku darayaa in Atletico haatan diyaar u yihiin in Saul ku iibiyaan 35m halka horay u sheegeen in hishiiskiisa lagu bur burin karo 128 m xilli haatan dhanka kale doonayaan in ay la soo wareegaan qadka dhexe Udinese ee Rodrigo De Paul

 

 

Source link