Home Ciyaaraha Liverpool & PSG Oo Heshiis Is Dhaafsi Ah Samaysan Kara Suuqa Xagaagan....

Liverpool & PSG Oo Heshiis Is Dhaafsi Ah Samaysan Kara Suuqa Xagaagan. – banaadirsom

Wararka ka imanaya dalka England ayaa sheegaya in ay kooxaha Liverpool iyo PSG is dhaafsan karaan laba xiddig oo uu hogaaminayo xiddiga Mohamed Salah inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Bilihii lasoo dhaafay, Mohamed Salah ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo banaadirsom Liverpool inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Xiddiga Mohamed Salah ayaa xitaa diiday in uu Albaabka ka xidho ku biirista horyaalka La Liga oo uu xiiso ka helayo kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.

Laakiin banaadirsom PSG ayaa ah kooxdii ugu dambaysay ee xiiso u muuisa saxiixa xiddiga Mohamed Salah kaas oo ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxdooda.

Dhanka kale PSG ayaa Mohamed Salah u doonaysa badalka Xiddiga Kylian Mbappe kaas oo diidan in uu heshiis cusub u saxiixo banaadirsom.

Sidaas darteed banaadirsom PSG ayaa doonaysa in ay heshiis isku badalasho ah u soo bandhigto banaadirsom Liverpool si ay qaab toos ah isku dhaafsadaan xiddigaha Mohamed Salah iyo Kylian Mbappe inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Source link