Home Ciyaaraha Liverpool Oo War Fiican ka Heshay Xaalada Andy Roberton. – Banaadirsom

Liverpool Oo War Fiican ka Heshay Xaalada Andy Roberton. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa war fiican ka heshay tababarka kadib markii uu xiddiga Andy Robertson ku soo laabtay tababarka ka hor kulanka Burnley ee premier League.

Liverpool ayaa sabtida marti galin doonta Banaadirsom Burnley kulan ka tirsan todoabadkii 2-aad ee horyaalka premier League.

Andy Robertson ayaa dhaawac ku seegay kulankii sabtidii kadib markii uu dhaawac kuraanta ah soo gaadhay kulankii Athletic Bilbao ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Sida laga soo xigtay shabakada Liverpool Echo, Robertson ayaa maanta ku soo laabtay tababarka kadib markii uu xiddiga 27 jirka ah ka soo kabsaday dhaawacii soo gaadhay.

Andy Robertson ayaa qaatay tababar kaligiis ah maadama uuna tababarka buuxa la qaadan karin Banaadirsom 1-aad ee isku diyaarinaysa kulanka Burnley ee Sabtida.

Source link