Home Ciyaaraha Liverpool Oo Wadahadalo La Furtay banaadirsom Lazio & Xiddiga Ay Ka Doonayso...

Liverpool Oo Wadahadalo La Furtay banaadirsom Lazio & Xiddiga Ay Ka Doonayso Oo La Ogaaday. – banaadirsom

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir la sameysay Lazio si ay ula soo wareegaan Xiddiga khadka dhexe Sergej Milinkovic-Savic.

Xiddiga 26 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo qaatay banaadirsom Lazio xilli ciyaareedkii hore isaga oo ku lug lahaa 17 gool horyaalka Serie A-da.

Xiddia Sergej Milinkovic-Savic ayaa muddo dheer lala xidhiidhinayay premier League isaga oo horay bartilmaameed ugu ahaa banaadirsom Man United.

Sida laga soo xigtay Calciomercato, Liverpool ayaa sidoo kale haatan xiiso u muujisay xiddiga reer Serbia ka hor xilli ciyaareedka cusub.

Wararka ayaa sheegaya in ay Reds la xidhiidhay Lazio iyaga oo si dhab ah ugu sheegay xiisaha ay u qabaan saxiixa xiddiga Milinkovic-Savic.

Source link