Home Ciyaaraha Liverpool Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Wadahadalo Ay Heshiis Cusub Uga...

Liverpool Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Wadahadalo Ay Heshiis Cusub Uga Saxiixanayso Mohamed Salah. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa bilowday wadahadalo ay ku doonayso in ay Mohamed salah ka dhigto xiddiga ugu mushaharka badan taariikhda Banaadirsom isaga oo qalinka ku duugi doona heshiis cusub oo 4 sano ah sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer Masar – oo si weyn loogu tixgeliyo inuu yahay mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Banaadirsom Jurgen Klopp – wuxuu haatan qaataa 200,000 oo bound toddobaadkii heshiis ilaa xagaaga 2023 ah.

Banaadirsom Liverpool ayaa haatan ku jirta dadaalo heshiisyo cusub ah iyaga oo heshiisyo ka saxiixday xiddigaha Virgil van Dijk, Alisson Becker & Trent Alexander-Arnold.

Sida laga soo xigtay The Athletic, Liverpool ayaa dooneysa inay qandaraaska Salah ku kordhiso labo sano oo dheeri ah Isaga oo Banaadirsom sii joogi doona ilaa xagaaga 2025.

Heshiiska cusub ayaa la macno ah in uu Salah sii joogi doono Liverpool ilaa inta uu gaadhayo 33 sano jir walia noqon doono xiddiga ugu mushaharka badan taariikhda Banaadirsom.

Sii Akhriso: Sababaha Ay Dumarku U Doorbidaan In Ay Guursadaan Ninka Xaaska Leh Oo La Ogaaday.

Source link