Home Ciyaaraha Liverpool Oo Shaacisay Magacyada Xiddigaha Bilaabanaya Tababarka Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub....

Liverpool Oo Shaacisay Magacyada Xiddigaha Bilaabanaya Tababarka Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub. – banaadirsom

banaadirsom Liverpool ayaa shaacisay Wakhtiga ay xiddigaha kooxdu bilaabi doonaan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

banaadirsom ayaa shaacisay in ay xiddigaha kooxdu soo xaadiri doonaan 12 bishan kuna beegan maalinta Isniinta in ay soo xaadiri doonaan tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Reds ayaa shaacisay Liiska xiddigaha soo xaadiri doona tababarka iyada oo kooxdu xaadi doonta dalka Austria si ay tababar ugu qaataan ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub

Xiddigaha ilaa haatan la shaaciyay ayaa ah 34 xiddig oo banaadirsom ah iyada oo ay ku jiraan xiddigo badan oo banaadirsom 1-aad ah kana mid yahay saxiixa cusub ee banaadirsom ee Ibrahima Konate.

Halkan Hoose Kaga bogo Liiska xiddigaha ee soo xaadiray tababarka Liverpool:

James Milner, Adrian, Ben Davies, Alex Oxlade-Chamberlain, Ibrahima Konate, Joel Matip, Nat Phillips, Divock Origi, Ben Woodburn, Rhys Williams, Virgil van Dijk, Joe Gomez, Trent Alexander-Arnold, Kostas Tsimikas, Caoimhin Kelleher, Sadio Mane, Mohamed Salah, Naby Keita, Curtis Jones, Taiwo Awoniyi, Marko Grujic, Harvey Elliott, Loris Karius, Takumi Minamino, Jake Cain, Leighton Clarkson, Marcelo Pitaluga, Harvey Davies, Billy Koumetio, Owen Beck, Kaide Gordon, Mateusz Musialowski, Tyler Morton, Conor Bradley.

 

Source link