Home Ciyaaraha Liverpool Oo Heshiis Wakhti Fog Ka Saxiixatay Virgil Van Dijk. – Banaadirsom

Liverpool Oo Heshiis Wakhti Fog Ka Saxiixatay Virgil Van Dijk. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa xaqiijisay in ay heshiis wakhti fog ah ka saxiixdeen xiddiga daafaca uga ciyaara ee Virgil van Dijk kaas oo Banaadirsom sii joogi doona ilaa xagaaga 2025.

Daafaca dhexe ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu mustaqbalkiisa ugu hibeeyay Liverpool maanta oo jimce ah isaga oos axiixay heshiis cusub oo 3 sano iyo badh ah taas oo la macno ah in uu si joogi doono 4-ta sano ee soo socota.

Virgil van Dijk ayaa laf dhabar ka noqday Liverpool tan ilaa markii uu Banaadirsom ku soo biiray sanadkii 2018 isaga oo Banaadirsom ka caawiyay in ay dhisto difaac adag oo ay koobab ugu guulasyteen.

Xiddiga ayaa sii wadi doona difaacista maaliyada Liverpool sanadaha soo socda kadib markii uu u saxiixay heshiis cusub oo uu Banaadirsom ku joogi doono sanadaha soo socda.

Virgil van Dijk ayaa ah xiddigii 4-aad ee ay Liverpool heshiis cusub ka saxiixato xagaagan kadib markii ay horay uga saxiixatay xiddigaha Alisson, Trent Alexander Arnold iyo waliba Fabinho.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Maxaa Dhacaya Hadii Gabadhu Diido Ninkeeda Kulanka Sariirta, Nabigeena {N.N.K.H} Ayaa Ka Hadlay.

Source link