Home Ciyaaraha Liverpool Oo Heshiis Cusub Oo Wakhti Fog Ah Ka Saxiixatay Alisson Becker...

Liverpool Oo Heshiis Cusub Oo Wakhti Fog Ah Ka Saxiixatay Alisson Becker – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa sii wada heshiisyada cusub ee Banaadirsom iyaga oo markan heshiis cusub oo wakhti fog ah ka saxiixday Goolhayaha 1-aad ee Alisson Becker.

Goolhayaha ayaa noqday xiddigii 3-aad ee ay kooxdu heshiis cusub ka saxiixato kadib xiddigaha Trent Alexander-Arnold & Fabinho kuwaas oo heshiis cusub qalinka ku duugay.

Goolhayaha 28 jirka ah ayaa Banaadirsom Liverpool kaga soo biiray Roma xagaagii 2018 waxana uu ka mid noqday xiddigaha muhiimka u ah Banaadirsom tan ilaa markii uu ku soo biiray.

Alisson ayaa Reds kula guulaystay koobabka ay ku guulaysteen sanadihii la soo dhaafay waxana uu sidoo kale kooxdiisa ku hogaamiyay u soo bixista champions league xilli ciyaareedka cusub.

Goolhaye Alisson ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu ku sii joogi doono ilaa xagaaga 2026 waxana uu mustaqbalkiisa u hibeeay Banaadirsom Liverpool.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Source link