Home Ciyaaraha Liverpool Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Trent Alexander-Arnold – Banaadirsom

Liverpool Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Trent Alexander-Arnold – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga daafaca Midig uga ciyaara ee Trent Alexander-Arnold.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu Banaadirsom Liverpool ku sii joogi doono ilaa xaagaaga 2025.

Trent Alexander-Arnold oo ka hadlaya heshiiskiisa cusub ayaa yidhi”Waxa ay sharaf ii tahay in ay kooxdu i siiso kalsooni ay heshiis cusub iiga saxiixat”.

“Xaalada ay kooxdu ku jirto mar walba waan la jiraa waxana dookhaygu ahaa heshiiska cusub waanan ku faraxsanahay in aan muddo dheer sii joogo Banaadirsom”.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa Laf dhabar ka ahaa Banaadirsom Liverpool tan ilaa markii uu ka soo dalacay Banaadirsom isaga oo door weyn ka qaatay in ay Liverpool ku guulaysato 4 koob.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Uu Gacaliyahaagu Maalin Walba Kuu Qaado Jacayl Ka Weyn Midkii Hore, 5-tan Kalmad Adeegso Mar Kasta, Indhihiisa Ayuu Kaa Jeclaanayaa

Source link