Home Ciyaaraha Liverpool Oo Gaadhay Rikoodh Premier League Ah Oo Ay Kaliya Hal Koox...

Liverpool Oo Gaadhay Rikoodh Premier League Ah Oo Ay Kaliya Hal Koox Kaga Horayso. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa gaadhay rikoodh taariikhdi ah oo Premier League ah kadib guushii ay ka gaadheen Banaadirsom Norwich City horyaalka premier League.

Goolkii uu Roberto Firmin u dhaliay Liverpool ayaa kooxdiisa ka caawiyay in ay isku qorto taariikhda tartanka waliba noqoto kooxdii 2-aad ee kaliya ee rikoodhkaas dhigta.

Goolkii Roberto Firmino ee Liverpool ayaa noqday goolkii 8,000 ee ay Liverpool ka dhaliso horyaalka premier League iyaga oo noqday Banaadirsom 2-aad ee taariikhda England gaadha rikoodhkaas.

Kaliya Banaadirsom Man United oo dhalisay 8,089 gool ayaa ah Banaadirsom kaga horaysa Liverpool rikoodhkaas taariikhdiga ah ee horyaalka premier League.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link