Home Ciyaaraha Liverpool Oo Franck Kessie U Soo Bandhigtay Heshiis Uu Ku Iman Karo...

Liverpool Oo Franck Kessie U Soo Bandhigtay Heshiis Uu Ku Iman Karo Anfield. – banaadirsom

Liverpool ayaa u soo bandhigtay Franck Kessie fursad uu ku seddex jibaro mushaharkiisa hadii uu diido qandaraas cusub oo uu kula joogo AC Milan isla markaana uu si xor ah ugu dhaqaaqo Reds xagaaga soo socda, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Italy.

Liverpool ayaa suuqa ugu jirta xiddig khadka dhexe ah kadib markii uu ka tagay Georginio Wijnaldum dhamaadkii heshiiskiisa.

Xiddiga khadka dhexe ee Kessie ayaa bartilmaameed u noqday banaadirsom Liverpool iyada oo uu xiddiga 24 jirka ah ku jiro 12-kii bilood ee ugu dambeeyay heshiiskiisa banaadirsom Ac Milan.

Wargayska Corriere Dello Sport ayaa sheegaya in ay liverpool xiddiga khadka dhexe ku boorinayso in uu iska diido heshiis cusub oo banaadirsom Ac Milan ah.

banaadirsom Liverpool ayaa Kessie u soo bandhigtay heshiis 5.1 milyan oo euro ah sanadkii hadii uu qaab xor ah ugu biiro banaadirsom xilli ciyaareedka dambe.

Franck Kessie ayaa haatan banaadirsom Ac Milan mushahar ahaan uga qaata 1.5 milyan euro sidaas darteed Reds ayaa xiddiga u 3 jibaaraysa mushaharkiisa hadii uu Anfield Yimaado.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Tahay In Aad Ka Fogaato Nininow, Mida 4-aad Ayaa Ugu Halis Badan.

Source link