Home Ciyaaraha Liverpool Oo Dalab Cusub Ka Gudbinaysa Saul Niguez – banaadirsom

Liverpool Oo Dalab Cusub Ka Gudbinaysa Saul Niguez – banaadirsom

banaadirsom Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab cusub ka gudbinayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee banaadirsom Atletico Madrid ee Saul Niguez sida ay sheegayaan wararka imanaya Spain.

Liverpool ayaa xiddiga 26 jirka ah u doonaysa in ay ku xoojiso khadka dhexe xilli ciyaareedka cusub kana dhigto saxiixeeda 2-aad ee suuqa xagaagan.

Wargayska AS ayaa sheegaya in ay Liverpool Saul u doonayso badalka Gini Wijnaldum kaas oo ka tagay banaadirsom Liverpool qaab xor ahna ugu biiray banaadirsom PSG kadib markii uu dhacay heshiiskiisa.

Wararka ayaa sheegaya in ay Liverpool diyaarinayso dalab cusub oo 41 milyan ah kaas oo ay waliba Liverpool filayso in ay Atletico Madrid aqbasho kana iibiso xiddiga khadka dhexe.

Source link