Home Ciyaaraha Liverpool Mise Man United? Saul Niguez Oo Doortay Koxda Uu Doonayo In...

Liverpool Mise Man United? Saul Niguez Oo Doortay Koxda Uu Doonayo In UU Ku Biiro – Banaadirsom

Xiddiga khadka dhexe ee Banaadirsom Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa in uu doortay ku biirista Banaadirsom Liverpool inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Saul ayaa xiddig muhiim ah u ahaa Atletico Madrid intii badnayd xirfadiisa ciyaareed isaga oo Banaadirsom u saftay 335 kulan tartamada oo dhan.

Laakiin xiddiga 26 jirka ah ayaa la filayaa in uu isaga tago Banaadirsom Atletico Madrid inta lagu jiro suuqa xagaagan kadib markii uu ka baxay qorshahah tababaraha Banaadirsom haatan.

Xiddiga ayaa xiiso ka helaya kooxaha Man United iyo Liveprool kuwaaso ku dagaalamaya saxiixa xiddiga si ay uu xoojiyaan khadka dhexe xilli ciyaareedka cusub.

Sida laga soo xigtay CaughtOffside, xiddiga Sual Niguez ayaa doonaya in uu ku biiro Banaadirsom Liverpool ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaagan isaga oo wakiiladiisa u sheegay in uu doonayo in uu ku biiro Anfield.

Si Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ay Gabadh Walba Ka Raadiso Ninka Ka Hor Guurka, Hadii Aad Sifooyinkan Leedahay Waad Helaysaa Gabadh Nolosha Kula Wadaagta.

Source link