Home Ciyaaraha Liverpool Mise Arsenal? Houssem Aouar Oo Doortay Banaadirsom Uu Premier League Kaga...

Liverpool Mise Arsenal? Houssem Aouar Oo Doortay Banaadirsom Uu Premier League Kaga Biirayo. – Banaadirsom

Xiddiga khadka dhexe ee Banaadirsom Lyon ee Houssem Aouar ayaa lagu soo waramayaa in uu doortay ku biirista Banaadirsom Arsenal inkasta oo uu xiiso ka helayo Banaadirsom Liverpool.

Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu la soo saxiixdo xiddig khadka dhexe ah ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaagan iyada oo lala xidhiidhinayo xiddigo badan oo ay ka mid yihiin Odegaard iyo Madddison.

Wararka ayaa sheegay bishii hore in ay Arsenal soo afjartay xiisihii ay u qabtay saxiixa xiddiga Houssem Aouar kadib markii ay Lyon diiday in ay hoos u dhigto 25-ka milyan ee ay ku iibinayso xiddiga.

Arsenal ayaa diirada u leexisay saxiixa xiddiga Banaadirsom Leicester City ee James Maddison iyo xiddiga Banaadirsom Real Madrid ee Martin Odegaard si ay ugu xoojiso khadka dhexe.

Laakiin wararka ayaa sheegaya in uu xiddiga reer France ee Houssem Aouar wali doonayo in uu ku biiro Banaadirsom Arsenal isaga oo iska diiday Banaadirsom Liverpool kuwaas oo dhankooda xiiso u qaba saxiixiisa.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Source link