Home Ciyaaraha Liverpool Iyo Man United Oo Wadahadalo Kula Jira Wakiilka Sual Niguez Laakiin...

Liverpool Iyo Man United Oo Wadahadalo Kula Jira Wakiilka Sual Niguez Laakiin Hal Shardi Ku Heli Kara Saxiixa Xiddiga. – banaadirsom

Kooxaha Man United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo kula jiraan wakiilka xiddiga banaadirsom Atletico Madrid ee Saul Niguez.

Wargayska Mailonline ayaa sheegaya in ay banaadirsom Barcelona wadahadalo kula jirto dhigooda Atletico Madrid si ay labada kooxood isku dhaafsadaan xiddigaha Antoine Griezman Iyo Saul Niguez inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Si kasta ha ahaatee wargayska AS ayaa haatan sheegaya in ay labada kooxood ee premier League ku biireen tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee 26 jirka ah.

Laakiin wargayska ayaa sheegaya in ay labada kooxood u dhaqaaqi doonaan saxiixa xiddiga Saul Niguez Kaliya hadii uu dhici waayo heshiiska is dhaafiga ah ee labada kooxood.

Liverpool ayaa Saul Niguez u doonaysa badalka xiddiga Georginio Wijnaldum halka ay Man United u doonayso badalka suurtagalka ah ee Paul Pogba hadii uu ka tago banaadirsom.

Source link